23
Abiye Ahmed, ayaa soo jeediyay in Biyaha roobka si ka duwan sannadadii hore looga faa’idaysto. Wuxuu sheegay in dagaallada bariga dhexe ay qaaliyeen doonnan bacrimiyaha beerraha iyo shidaalka, taas oo cunto yari keenni karta.
Raysal wasaaraha Itoobiya ayaa xal ahaan soo jeediyay in dhul badan la beerto, biyahana laga faa’ideysto, si wax-soosarkaas allaabaha kale ee qaaliga noqday loogu soo badasho.