Iran Oo ku Dhawaaqday in aysan Wada-hadal Mareykan Diyaar u aheyn, ilaa la Joojiyo Duqeymaha

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Iran ayaa ku dhawaaqday in aysan wada hadal Mareykan diyaar u aheyn, ilaa la joojiyo duqeymaha lagu beegsanayo dalkeeda, magdhawna laga bixiyo dhammaan ficil kasta oo lagu dilay Muwaadin Iran ah, laguna burburiyo kaabayaal milateri ilaa kuwa dhaqaale oo rayid ah.

Wasiirka arrimaha dibada Iran oo ah codka diblumaasiyadeed ee ugu xooga badan Tehran ayaa si cad u sheegay in ay qaateen go`aankan, ayna ka jawaabi doonaan talaabo kasta oo Trump uu ku amro duqeymaha xarumaha kaabayaasha dhaqaalaha ilaa kuwa milateriga oo dambe.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.