Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska Oo si Cad u Beeniyay in Iran Weerartay Jasiiradda Diego Garcia

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska , Keir Starmer oo hadda la hadlay Sky News ayaa si cad u beeniyay inay jirto weerar gantaallo ah oo lagu qaaday jasiiradda ku taal badweynta Hindiya ee Diego Garcia oo Ingiriisku maamullo,ka dib markii Israa’iil ay sheegay in labo gantaal jasiiradaa ay ku weerartay Iiraan.

Sidoo kale , wuxuu meesha ka saaray inay Iiraan weerar ku tahay dhulka Ingiriiska , markaa oo uu yiri : “Iiraan khatar kuma aha Ingiriiska… isku day kasta oo Ingiriiska loogu soo jiidayo inuu qayb ka noqdo xaaladaana waan diidnay.”

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.