8
Koonfurgalbeed ayaa rasaas la beegsatay diyaarad siddey wefti ka socda Dowladda Federaalka xilli ay ka degi la haayeen degmada Waajid.
DFS ayaa awood ciidan gaysay deegaanno badan ka tirsan Baay, Bakool & Shabeellaha-hoose, iyada oo siyaasiyiinta DFS ee KGS oo maanta Buurhakaba ka hadlay sheegeen in ay geleyaan Baydhabo.
Mw Laftagareen ayaa isagu guda-galay doorasho Dadban isaga oo xidhay caasimadda Baydhabo.


