Khasaaraha ka Dhashay Dagaalka Iran Ee 25 Maalmood soo kala Gaaray Dhinacyada.

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Xogtan oo aanu ka soo xiganay wakaaladaha wararka iyo warbaahinta caalamku waxay u dhigan tahay sidan hoose;
1● 𝐈𝐫𝐚𝐧: Waxa ka dhintay 1,500 qof, dhaawaacuna waa 18,551 qof.

2● 𝐋𝐞𝐛𝐚𝐧𝐨𝐧: Dhimashadu waa 1,039 qof, waxaa dhaawac ah 2,583 oo qof.
3 𝐈𝐫𝐚𝐪: Waxa ku dhintay 61 qof, dhaawacuna waa tobanaan ruux
4● 𝐈𝐬𝐫𝐚𝐞𝐥:Waxa ka dhintay 18 qof,waxaana dhaacmay 4,697 qof.

5● 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚: Waxa ka dhintay ugu yaraan 13 askari, waxaana dhaacmay 200 oo askari.
6● 𝐅𝐚𝐥𝐚𝐬𝐭𝐢𝐢𝐧: Afar qof ayaa dhintay

7● 𝐒𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚: Afar qof ayaa dhintay

8● 𝐊𝐮𝐰𝐚𝐢𝐭: Waxa ka dhintay lix qof, tobanaan kalena way dhaawacmeen.

9● 𝐁𝐚𝐡𝐫𝐚𝐢𝐧: Laba qof ayaa dhintay, tobanaan kalena waa dhaawac

10● 𝐔𝐀𝐄: Ugu yaraan 8 qof ayaa dhintay, waxaana dhaawaxmay 160 qof.
11● 𝐂𝐮𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧: Ugu yaraan saddex qof ayaa dhintay, 15 ruuxna waa dhaawac

12● 𝐒𝐚𝐮𝐝𝐢 𝐀𝐫𝐚𝐛𝐢𝐚: Laba qof ayaa dhintay, 20 ruuxna waa dhaawac
13● 𝐉𝐨𝐫𝐝𝐚𝐧: Ugu yaraan 28 qof ayaa dhaawac ah
14● 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐫: Ugu yaraan 16 qof ayaa dhaawac ah.

Fiiro gaar ah: Xogtani waa inta ay dawladduhu sheegteen, balse waxa suurtogal ah in khasaaruhu intaas ka badan yahay.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.