“Qatar waxay Xaq u Leedahay Iney ka Aargoosato Iiraan.”Afayeenka Wasarada Arrimaha Dibada Qatar

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Afayeenka Wasaarada Arrimaha Dibada Qatar oo la waydiiyay suurtagalnimada in Qatar ay ka aargoosan karto weerarada Iiraan ayaa wuxuu sheegay in Qatar ay xaq buuxa u leedahay iney aargoosato, wuxuuna si cad u tilmaamay in go’aanka aargoosiga lagu saleynayo qiimeyn xaaladeed, kadibna ay go’aan gaadhi doonaan hogaanka iyo milatarigu.

Dhanka kale Afayeenka Wasaarada Arrimaha Dibada Qatar wuxuu cadeeyay in Qatar ay door bideyso nabad iyo in xaalada aan looga sii darin .
HNN

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.