UK Oo War kasoo saartay Xiisadaha Koofur Galbeed Somaliya

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Dowladda UK ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto xiisadda ka taagan Koonfur Galbeed, iyadoo ka digtay in xiisadaha jira ay sii xumeyn karaan amniga isla markaana saameyn ku yeelan karaan dadka wajahaya dhibaatooyin bani’aadamnimo.

UK waxay ugu baaqday dowladda federaalka iyo Koofur Galbeed inay is xakameeyaan oo ay mudnaanta siiyaan dejinta xaaladda. Waxay sidoo kale caddeysay inay xiriir dhaw la leedahay dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada, isla markaana dhiirrigelinayso qabashada wadahadal loo dhan yahay.

Ugu dambeyn, UK waxay soo dhaweysay dadaallada odayaasha dhaqanka ee ku aaddan gaarista xal nabadeed

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.