Dadka ku nool Jaziirada Hormuz Oo Sameeyay abaabul ka Dhan ah Maraykanka.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Dadka ku nool Jaziirada Hormuz ayaa sameeyay abaabulay silsilad ah si ay uga hortagaan hanjabaad militari oo ka imanaysa Mareykanka.

Tani waxay ku soo beegantay iyadoo Mareykanku la soo wariyay inuu diyaariyey awood ciidan oo xooggan, oo ay ka mid yihiin, laba kooxood oo maraakiib dagaal ah, diyaaradaha B-52, hubka burburka dhismayaasha adag (bunker busters), gantaallada ATACMS, iyo ku dhawaad 2,200 askari oo Marines ah oo la filayo inay yimaadaan gobolka.

Tallaabadan astaaniga ah ee dadka deegaanka ayaa muujinaysa midnimo iyo u diyaar garow bulsho oo ka dhan ah hanjabaadaha militari, iyadoo la adeegsanayo hab nabad ah.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.