Heemaal News Network

Trump Oo Shaqada ka Saaray 30 Diblomaasi oo ah Safiirrada dalalka Uu ka Mamnuucay Maraykanka

    Trump ayaa shaqada ka saaray 30 diblomaasi oo ay ku jiraan safiirrada dalal ay ku jirto Soomaaliya

oo kala ah ; Burundi, Cameroon, Cape Verde, Gabon, Ivory Coast, Madagascar, Mauritius, Niger, Nigeria, Rwanda, Senegal, Somalia, iyo Uganda.

Safiirradan ayaa lagu amray inay dib ugu soo laabtaan Washington, iyadoo ujeeddada xilka looga qaaday lagu sheegay inay qeyb ka tahay siyaasadda maamulka Trump ee America First.