Heemaal News Network

Daawo Sida Ay Burburtay Dayaarada Ugu Halista Badan Uguna Qaalisan Ee Ruushku Leeyahay

Muuqaalo la soo qaaday maanta ayaa daaha ka rogay shilkii lama filaanka ahaa ee diyaarad dagaal oo ay leeyihiin ciidamada Cirka ee Ruushka Su-27 “Flanker” ku burburay meel u dhow magaalada Sevastopol, oo ku taal Crimea, oo ah deegaan uu Ruushka hadda haysto. Dayaaradan ayaa qiimaheedu dhan yahay 32 milyan oo dollar.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Somaliya Oo si Adag Uga Hadashay Weerar Dad Badan Lagu Dilay Oo ka Dhacay Mascow

Heemaaln

Ruushka Oo ku jira Maalin Baroordiiq ah & Calanka Oo hoos loo Dhigay (Sawirro)

Heemaaln

M/Putin Oo ku Dhawaaqay inuu Tageeri doono Iran Hadii Maraykanku Dagaalka soo Galo

Heemaaln