31
Afhayeenka dawladda Afgaanistaan, Zabiullah Mujahid ayaa waraysi uu waxyar ka hor bixiyay wuxuu ku xaqiijiyay inay Afgaanistaan taageerri doonto Iiraan, haddii Mareykanka uu duullaan ku qaado gudaha Iiraan.
Afhayeen Zabiullah Mujahid ayaa intaa ku daray ; “Waxaan bixin doonaa wax kasta oo aan awoodno si aan u garab istaagno shacabka Iiraan.
