67
Turkiga, Australia, Cumaan, Indonesia, Malaysia Singapore, waxay sheegeen in ay Bisha Ramadaan Khamiista Saadabe bilaabmi Doonto., halka uu sucuudiguna weli baadhayo oo raadinayo Bilashada Ramadaan.
Sidoo kale Somaliland ayaa Iyaduna aad u baadi goobaysa caawa Bisha, taas oo Haddii la arko lasooni doono Haddii aan la aragna ay waddamadaas kale sidooda Khamiista noqon Doonto.
ILAAHAY khayr iyo caafimaad ha inagu gaadhsiiyo..aamin dhaha