Heemaal News Network

Wararkii Ugu Denbeeyay Ee Weerarka Iran ku Qaaday Israaiil

Iiraan ayaa bilowday in ay huwiso Israa’iil gantaallada balastigga ah.

Sidoo kale Mareykanka ayaa sheegay in 400 ilaa 500 oo diyaaradaha aan duuliye lahayn iyo gantaallo ay Iiraan ku gantay Israa’iil.

Dhinaca waqooyi ee Israaiil waxaa hadda kusoo dhacay tiro Sawaariikh ah oo laga soo tuuray Lubnaan, waxaana la shiday dhaqawa Wiishashka digniinta ee gantaallaha sheega ayaa isu yeedhey gudaha Israa’iil.

Ingiriiska ayaa ku biiray howlgalka ay xulafada Israa’iil uga hor tegeyaan gantaallada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iiraan ku ekaysay Telaabiib.
~ Al-Jazeera

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Biden Oo Taageero u Muujiyey Israel, Xilli ay wajaheyso Cabsi kaga Imaneysa Iran

Heemaaln

Wadahadalka xabad joojinta Gaza Oo mar kale furmaya & Xamaas Oo Qorshe Cusub keentay

Heemaaln

Madaxweyne Biden Oo u Hanjabey Benjamin Netanyahu

Heemaaln