95
Dawlada Somaliya ayaa la safatay Kuwait markii is-qabsi DHINACA xaduudA ah uu dhax-marey Kuwait iyo Iraq, taas oo muujinaysa in DFS dhexgashay xiisad u dhaxaysa labo dal oo ay xariir la leedahay, waliba dhinac raacday.
Ciraaq ayaa bilo kahor Soomaaliya siisay hub iyo Rasaas, Shidaal suuqyada madow dib loogu xaraashay iyo Jeeb-galis dhaqaale ah.
