Mareykanka ayaa “burburiyay oo hoos u dhigay” sagaal markab oo badeed oo Iiraani ah: Trum

by Heemaal
0 minutes read

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa qoraal uu ku daabacay Truth Social ku sheegay in Mareykanku uu “burburiyay oo hoos u dhigay” sagaal markab oo badeed oo Iiraani ah, qaar ka mid ahna ay “ahaayeen kuwo weyn oo muhiim ah.”

Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in militariga Mareykanka uu “si weyn u burburiyay” xarunta guud ee ciidamada badda ee Iiraan.

Trump ayaa yiri Mareykanku hadda wuu daba-galayaa inta ka harsan ciidamada badda ee Iiraan. “Si dhawaanna waxay ku quusi doonaan badda hoose,” ayuu ku daray.

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.