Madaxweynaha JFS, Xasan Shiikh iyo Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa maanta yeeshay wada-hadalkii ugu horreeyey in muddo ah; iyada oo la sheegey in ay dood-dheer ka yeesheen Aqoonsiga Israa|l ee Sonaliland isla markaasna ay isku raaceen ilaalinta midnimada & wadajirka Soomaaliya sida ay xaqiijiyeen ilo-wareedyada aan helney oo intaasi ku daray in labada dhinac ay kulmi doonaan dhawaan.

