United States, Bahrain, Jordan, Kuwait, Qatar, Saudi Arabia, iyo Emirates oo soo saaray bayaan wadajir ah

by Heemaal
0 minutes read

Toddobada dal ayaa si adag u cambaareeyay “weerarrada gantaallada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee aan kala sooca lahayn ee Iiraan ku qaaday Bariga Dhexe.”

Waxay sheegeen in “weerarradan aan loo meel dayin” ay “bartilmaameedsadeen dhul shisheeye, khatar geliyey shacabka rayidka ah, isla markaana waxyeelo u geysteen kaabayaasha rayidka.”

Tallaabooyinka Tehran waxay matalayaan koror khatar ah oo halis gelinaya xasilloonida gobolka, sida ay dalalku sheegeen, iyaga oo intaas ku daray inay midow yihiin si ay u difaacaan muwaadiniintooda.

Sidoo kale waxay si adag u cadeeyeen xaqooda ku aaddan difaaca naftooda.

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.