Donald Trump ayaa sheegay in hawlgallada ka dhanka ah Iran ay sii socon doonaan ilaa “yool kasta la gaaro”

by Heemaal
1 minutes read

Madaxweynaha United States, Donald Trump, ayaa muuqaal uu dhowaan soo dhigay ku yiri: “Hawlgallada dagaalka waxay socdaan si buuxda, waxayna sii socon doonaan ilaa dhammaan yoolalkayaga la gaaro.”

Wuxuu intaa ku daray in, “nasiib darro, waxaa dhici karta in ay jiraan dhimashooyin kale oo Maraykan ah,” isagoo ku daray: “Taasi waa sida ay tahay.”

“Maraykanku wuxuu aargoosi doonaa dhimashadooda, isla markaana wuxuu ciqaabta ugu daran gaarsiin doonaa argagixisada dagaal kula gashay nolosha rayidka ah,” ayuu sii raaciyey.

Trump ayaa sidoo kale ugu baaqay Iranian Revolutionary Guards iyo booliiska milatariga ee Iran in ay hubkooda dhigaan, si loo siiyo magdhow buuxa, haddii kale waxay la kulmi doonaan “dhinasho aan laga badbaadi karin. Dhimashadu waa hubaal, ma qurxoon doonto.”

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.