Heemaal News Network

Somaliya Oo Golaha Ammaanka ka Dalbatay Kulan Deg-deg ah Iyo Israa’iil Oo Wacad ku Martay Inay Difaacayso

Soomaaliya ay dalbatay kulan deg deg ah oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu ka yeelanayo go’aankii ay Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland , isla markii uu soo baxay kulanka dhacaya horraanta toddobaadkan, wuxuu safiirka Israa’iil u fadhiya Qaramada Midoobay , sheegay inaysan ka baaqsan doonin doodaha ay ku difaacanayaan go’aanka ay ku aqoonsadeen Somaliland.

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ayaa Isniinta kulan ka yeelanaya aqoonsiga la siiyay Somaliland, iyada oo Israa|l ay sheegeyo in aysan ka gabanayn in ay difaacdo aqoonsiga ay siisey Somaliland, sida uu tilmaamay Danjiraha Israa|l ee QM.