Dalalka Khaliijka Oo Farriin Baryo ah u Diray Iran & Iran oo aan Wali ka Jawaabin Codsigaasi.

by Heemaaln
0 minutes read

Sida uu bartiisa soo dhigay Prof. Mohammad Marandi oo ah siyaasi aad ula socda siyaasadda Iran iyo tan Bariga Dhexe, Carabta Khaliijka ayaa farriin ay u soo direen Iran ugu sheegay in ay laba bilood xayirayaan ceelasha saliidda, balse taa badalkeeda ay Iran ballan-qaado in aysan duqeyn doonin xarumaha shidaalka khaliijka.

Dawlada Iran ayuu sheegay in aysan wali wax jawaab ah ka bixin codsiga dalalka Carabta.

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.