64
Dawlada Finland ayaa meesha ka saartay sharcigii mamnuucayay hubka nukliyeerka iyo in lagu kaydin karo dhulka Finland, iyadoo go’aankan lagu sheegay inuu albaab u furayo in Finland la keeno bambooyin nukliyeer ah ama Finland u dhaqaaqdo inay soo saarato hub nukliyeer ah, sida ay maanta werisey wakaaladda wararka ee Reuters.

Screenshot