Trump Muxuu ka Yidhi Hogaamiyaha Cusub ee Eeraan.

by Heemaaln
0 minutes read

Markii Trump la weydiiyay inuu u furan yahay in hoggaamiye diimeed cusub uu la wareego hoggaanka Teheran, Trump wuxuu sheegay in laga yaabo.

“Waxay ku xiran tahay qofka uu yahay, dhib uma arko hoggaamiyeyaasha diimeed. Waxaan la macaamilaa hoggaamiyeyaal diimeed oo badan, waana dad cajiib ah. Waxaan leeyahay waa in la helaa hoggaamiye caddaalad ah, shaqo fiican qabta, si wanaagsanna ula dhaqma Mareykanka iyo Israa’iil, iyo sidoo kale waddamada kale ee Bariga Dhexe, dhammaantood waa saaxiibadeena.”

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.