Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Iiraan, Majid Takht-Ravanchi ayaa telefishinka Faransiiska ee France 24 u sheegay in Haddii ay dalalka Yurub ku biiraan dagaalka, ay noqonayaan bartilmaameedyo sharci ah si toos ah-na ayay Iiraan u beegsanaysa… dal kasta oo dagaalkan ku biirana wuxuu la kulmi doonaa masiir la mid ah.”
“Yurub dhamaanted waan u sheegnay in ay ka taxaddaran oo aysan ka qayb galin duullanka ISRL iyo Maraykanka. Cidkastoo isku dayda in ay soo gasho waxay noqon doonta in aan beegsano.”
Kuxigenka arrimaha dibadda I!ran ayaa ku hanjabay in dalalka Yurub beegsan doonan sidda kuwa Carabta, hadii ay soo gallaan dagaalka.