97
Sida ay ku warramayso Al Arabiya , gantaallada iyo diyaaradaha aan duuliyaha oo ay caawa Iiraan ku weerartay Dubai ayaa ku dhacay dhismayaal dhaadheer oo uu ku jiro dhisme ku yaalla Dubai Marina.
Weerarradii caawa ka dhacay Dubai, waxaa ku geeriyooday hal qof oo Aasiyaan ah, sida uu baahiyay xafiiska rasmiga ah ee warfaafinta Dubai.