Monday, March 9, 2026

Saraakiil Maraykanka ah Oo Hada Ogaaday In Dilkii Ali Khamenei Uu Noqon-karo Khalad Istaraatiiji ah

by Heemaaln
0 minutes read

Saraakiil sare oo ka tirsan Maraykanka ayaa sheegay in hadda ay si dhab ah u garteen in dilka Ali Khamenei uu noqon karo khalad istaraatiiji ah. Sida ay sheegeen, Khamenei wuxuu ahaa hoggaamiyihii ugu badnaa iran ee dooni jiray wadahadal iyo wada-xaajood in wax lagu xaliyo.

Dilka ka dib, waxaa hadda iran isugu soo haray hoggaan Mayal adag oo dagaal kaliya u janjeera, kuwaasoo aan diyaar u ahayn wax wadahadal ah.

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.