51
Mojtaba Khaameenei, oo ah wiil uu dhalay hoggaamiyihii la diley ee Iiraan ayaa Golaha-sare ee khuburada Iiraan u doorteen Hoggaamiyaha-ruuxiga ee dalkaasi.
Waa shakhsi awood badan oo muddo badan daaha gadaashiisa ka maamulayey dalkaas, isla markaasna ku xidhan Ilaalada Kacaanka, sida ay werisey Al-Jazeera.