Mareykanka oo furfurtay qalabkiisii lidka gantaalada THAAD ee ku rakibnaa Koonfurta Kuuriya

by Heemaaln
0 minutes read

Kaddib burburintii badi lidkii gantaalada iyo raadaaradii Mareykanka ee Khaliijka Carabta, Mareykanka ayaa saaka furfurtay THAAD-kii ku rakibnaa Koonfurta Kuuriya. Dawladda Kuuriya oo arrinkaas ka hadashay ayaa tiri, “raalli kama nihin falka Mareykanka, laakiin wax aan ka qaban karno baa iska yar.”

Qalabka ayaa Mareykanku u rartay dhanka Isral.

Carabta ayaa sidoo kale muujiyey cabashooyin ka dhan ah Mareykanka ayaga oo ku eedeeyey in uusan difaacooda dalalkooda u joogin ee uu kaliya u joogo difaaca Israal. Saldhigyadii Mareykanka ee Khaliijka ayaa hadda badi haawanaya kaddib duqeyn daran oo Iran la beegatay.

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.