Iran Oo ka Digay in Weerar Lagu Qaado kaabeyaasha Dhaqaalaha Iran

by Heemaaln
0 minutes read

Guddoomiyaha baarlamaanka Iran, Mohammad Bagher Ghalibaf, ayaa ka digay in weerar kasta oo lagu qaado kaabeyaasha dhaqaalaha Iran uu keeni doono jawaab degdeg ah oo la mid ah.

Qoraal uu ku daabacay X ayuu ku sheegay in Iran ay raaci doonto mabda’a saxan saxan ku gud, isaga oo xusay in haddii dagaal lagu bilaabo kaabeyaasha dalka, Iran ay sidoo kale bartilmaameedsan doonto kaabeyaasha dhinaca kale.

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.