Wasiirka Tamarta ee Denmark Oo Baaq u Diray Bulshada Denmark

by Heemaaln
0 minutes read

Wasiirka Tamarta ee Denmark , Lars Aagaard ayaa dadka ku sugan Denmark ugu baaqay inay yareeyaan isticmaalka shidaalka,ka dib kororka qiimaha shidaalka ee ka dhashay dagaalka Iiraan.

Wuxuu yiri: “Fadlan, fadlan ,fadlan, haddii aysan muhiim ahayn inaad baabuur wadato, ha wadin.”

Screenshot

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.