Madaxweynaha Iran Oo Shaaciyay Sharuudaha Lagu soo Afjari karo Dagaalka Bariga Dhexe

by Heemaaln
0 minutes read

Madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian ayaa sheegay in dagaalka lagu soo afjari karo kaliya haddii la buuxiyo saddex shuruudood oo uu sheegay kaddib wada-hadallo uu la yeeshay hoggaamiyeyaasha Russia iyo Pakistan.

Shuruudaha uu sheegay waxaa ka mid ah:

1- In la aqoonsado xuquuqda sharciyeed ee Iran

2- In la bixiyo magdhowga khasaaraha dagaalka

3- In la helo dammaanad caalami ah oo adag oo ka hortagta weerarro mustaqbalka dhici kara

Pezeshkian ayaa sidoo kale xusay in Tehran ay weli ka go’an tahay nabadda gobolka, balse dagaalka uu ku dhammaan karo oo keliya haddii shuruudahaan la aqbalo

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.