Iiraan Oo Oggolaatay Markab Turkiga uu Leeyahay Inuu ka Gudbo Marinka Hormuz

by Heemaaln
0 minutes read

Iiraan ayaa oggolaatay markab Turkiga uu leeyahay inuu ka gudbo marinka Hormuz, ka dib wadahadal dhex maray labada dal, sida uu maanta sheegay wasiirka gaadiidka Turkiga , Abdulkadir Uraloğlu.

Tallaabadan ayaa u eg inaysan labada dal waxba ka soo qaadin gantaallo la sheegay in laga soo riday dhulka Iiraan oo lagu qabtay hawada Turkiga, xilli xataa warbaahinta Israa’iil ay ku baaqayso Netanyahu inuu fursadan ka faa’iideysto oo Turkiga soo dhaweysto si loogu soo jiido dagaalkan.

Screenshot

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.