Shiinaha Oo Maanta ku Dhawaaqay Inuu Taageero kale Siinayo Iran

by Heemaaln
0 minutes read

Shiinaha ayaa maanta ku dhawaaqay inuu Billaabayo bixinta gargaar iyo taageero kale oo laga maarmaan ah oo la siinayo Iiraan, sida uu shaaca ka qaaday afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Shiinaha, Guo Jiakun.

Ururka Iskutallaabta Cas ee Shiinaha ayaa bixin doona $200,000 oo gargaar bani’aadamnimo degdeg ah oo la siinayo Ururka Bisha Cas ee Iiraan, gaar ahaan si loogu caawiyo waalidiinta ardaydii lagu dilay weerarki ka dhacay dugsi hoose oo ku yaal magaalada Minab, sida uu sheegay afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Shiinaha.

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.