68
War hadda soo dhacay oo ay baahisay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegaya in Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ay ku dhawaaqeen inay saacadaha soo socda beegsan doonaan xarumaha warshadaha iyo danaha Maraykanka ee ku yaalla gobolka.
Iiraan ayaa ugu baaqday dadka rayidka ah ee dagan agagaarka goobahaas inay si degdeg ah uga guuraan, si looga fogaado khasaare ka dhasha weerarada ay qorsheynayaan.