70
Dowladda Imaaraadka ayaa sheegtey in ay ka qayb noqonayso howlgalka Mareykanka ee lagu furayo marin-biyoodka Hormuz oo ay xidhay Iiraan, sida uu sheegey La-taliyaha Diblumaasiyadda UAE, Anwar Gargaash.
;Dalalka Yurub badidood ayaa ka gows-adaygay in ay qayb ka noqdaan howlgalka Mareykanka ee Hormuz.