Abiye Ahmed, Oo soo jeediyay in Biyaha roobka laga faa’idaysto madaama Dagaalka Bariga

Abiye Ahmed, ayaa soo jeediyay in Biyaha roobka si ka duwan sannadadii hore looga faa’idaysto. Wuxuu sheegay in dagaallada bariga dhexe ay qaaliyeen doonnan bacrimiyaha beerraha iyo shidaalka, taas oo cunto yari keenni karta.

Raysal wasaaraha Itoobiya ayaa xal ahaan soo jeediyay in dhul badan la beerto, biyahana laga faa’ideysto, si wax-soosarkaas allaabaha kale ee qaaliga noqday loogu soo badasho.

Related posts

136 Mudane Ee katirsan baarlamaanka DFS Oo Ugu Baaqay Xassan Sheikh inuu joojiyo Duulaanka Koonfur Galbeed.

Dibadbaxayaal Careysan oo Sawirada Xasan Sheekh ka fujiyay Darbiyada iyo Goobaha Muhiimka ah Ee Baydhabo..

War Hadda kasoo Yeeray Guddoomiyaha Baarlamaanka Iiraan.