“Qofna ma rabo inuu u dagaallamo Israa’iil”: askari hore oo Maraykan ah ayaa laga saaray dhageysi Senate-ka.
Askari hore oo ka tirsanaa ciidamada badda ee Maraykanka ayaa laga saaray dhageysi ka socday Senate-ka Maraykanka kadib markii uu carqaladeeyay kulanka.…