Heemaal News Network
  • Home
  • Somali
  • English News
  • Caafimaadka
  • Ra’yi
  • Cayaaraha
  • Heemaal News Network

    Imaaraadka:-Diyaaradaha Dronka Iran Oo Duqeeyay Warshad ugu Wayn Bariga Dhexe Ee Shidaalka sifeeysa

    Safaaradda Maraykanka ee Jabuuti Oo soo Saartay Digniin Amni.

    Xoghayaha Gollaha sare ee Amniga Iran Oo War kasoo Saaray Marin Biyoodka Hormuz

    Rutte wuxuu sheegay in aanu jirin qorshe ay NATO ugu biirayso dagaalka ka dhanka ah Iiraan

    HeemaalMarch 2, 20260255 views

    Xoghayaha Guud ee NATO, Mark Rutte, ayaa ammaanay tallaabada militari ee ay qaadeen Maraykanka iyo Israa’iil ee ka dhanka ah Iiraan, balse…

    Read more

    Iran:-“Sacuudiga waxaanu u Xaqiijinay Inay-na Iran Fulin Weeraradii Maanta ku Dhacay..”

    HeemaalnMarch 2, 20260266 views

    Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Iiraan, Majid Takht-Ravanchi ayaa waxyar ka hor u sheegay CNN; “ Waxaan la xiriirnay walaalaheen Sacuudiga, waxaana u…

    Read more

    Trump Oo Xaaskiisa u Wakiishay in ay Gudoomiso Shirka Caawa Ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

    HeemaalnMarch 2, 20260197 views

    Sida ay werisay Warbaahinta TRT marwada Madaxweynaha dalka Maraykanka Melania Trump ayaa shir guddoomin doonta kulanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka…

    Read more

    Ciidamada Kuwayt oo soo Riday Saddex Diyaaradood oo Maraykanku Leeyahay

    HeemaalnMarch 2, 20260243 views

    Taliska Dhexe ee Ciidammada Maraykanka ee Bariga Dhexe ee loo yaqaan US Central Command (CENTCOM) ayaa xaqiijiyey in saddex diyaaradood oo dagaal…

    Read more

    Xaaskii Ayatollah Cali Khamenei oo Geerideeda la Xaqiijiyay

    HeemaalnMarch 2, 20260120 views

    Telefishanka labaad ee Iiraan ayaa xaqiijiyay geerida Mansoureh Khojasteh Bagherzadeh, oo ahayd xaaska Cali Khamenei. Sida laga soo xigtay wargeyska Hamshahri, waxey…

    Read more

    Sacuudiga Oo Mar kale ka Hadlay Diyaaradihii Iiraan ku Weerartay

    HeemaalnMarch 2, 20260243 views

    Afhayeenka Wasaaradda Difaaca Sacuudiga Turki al-Maliki ayaa ku dhawaaqay in la qabtay laba diyaaradood oo aan duuliye lahayn oo isku dayay inay…

    Read more

    Qadar oo soo Ridday labo Diyaaradood oo Iiraan Leedahay

    HeemaalnMarch 2, 20260161 views

    Waxaan wali sugeynaa in Trump uu bilaabo hadalka, laakiin waxaan idiin heynaa xoogaa warar deg deg ah oo Qadar ku saabsan. Wasaaradda…

    Read more

    Madaxwayne Isaac Herzog: “Israel waxay wajaheysaa xaalad musiibo ah”

    HeemaalnMarch 2, 20260239 views

    Madaxweynaha Israel, Isaac Herzog, ayaa maanta booqday goobo ku yaalla gudaha Israa’iil oo la sheegay inay waxyeello ka soo gaartay gantaallo ay…

    Read more

    Dawlada Qatar Oo ku Dhawaaqday Go’aan ka Nixiyey dalalka Reer Galbeedka

    HeemaalnMarch 2, 20260208 views

    Dowladda Qatar ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay hakisay soo saarista gaaska dabiiciga ah ee dareeraha ah (LNG), kaddib weerarro la…

    Read more

    Dawlada Spain Oo dalkeeda ka cayrisay diyaaradaha shidaalka Mareykanka

    HeemaalnMarch 2, 20260229 views

    Dawlada Spain ayaa dalkeeda ka cayrisay diyaaradaha shidaalka Mareykanka ka dib markii Madrid diiday taageerida weerarka Iran. Spain ayaa sheegtay in saldhigyada…

    Read more

    Posts navigation

    1 … 25 … 82
    View Desktop Version

    Powered by PenciDesign

    Back To Top