Xassan Shiikh oo Telefon kula Hadlay Madax ka tirsan Khaliijka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Boqor Cabdalla binu Al-Xuseen, Boqorka Urdun iyo Sheekh Tamiim…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Boqor Cabdalla binu Al-Xuseen, Boqorka Urdun iyo Sheekh Tamiim…
Hay’adda nukliyeerka adduunka (IAEA) ayaa ku dhawaaqday inaan meesha laga saari karin weerarrada ka dhacaya gudaha Iiraan inay dhaliyaan shucaac nukliyeerka ah…
Ciidamada Israa’iil ayaa subaxnimadii Isniinta duqeymo cirka ah oo culus ka fuliyey xaafadaha koonfureed ee magaalada Beyruut, kuwaas oo ay maamusho ururka…
Shirkadda shidaalka qaranka ee Saudi Aramco oo laga leeyahay Sacuudi Carabiya, ayaa si ku meel gaadh ah u hakisay hawlihii sifaynta saliidda…
Ruushka ayaa sheegey in ay si dhow ula socdaan lana xidhiidhaan Dowladda Iiraan, sida uu tilmaamay af-hayeenka Kremlin-ka. Mareykanka, Israa|l, UK, Faransiiska…
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa sheegay in ay Dowladda Federaalka ka dalbanayaan magdhow ku aaddan halistii la geliyay xildhibaannadii shalay hawada laga…
Xiisadaha Bariga Dhexe ayaa si weyn isu beddelay iyadoo colaadda u dhexeysa United States, Israel iyo Iran ay ka gudubtay xuduudaha Iiraan…
Weriyuhu wuxuu sheegay in nidaamyada difaaca hawada ee garoonka ay sameeyeen isku dayo xooggan oo ay ku joojinayaan weerarka, waxaana dab ka…
Madaxa Midowga Yurub ayaa ballanqaaday inuu si adag ula garab istaagi doono Qubrus kadib weerar loo adeegsaday diyaarado aan duuliye lahayn (drone).…