Heemaal News Network
  • Home
  • Somali
  • English News
  • Caafimaadka
  • Ra’yi
  • Cayaaraha
  • Heemaal News Network

    Imaaraadka:-Diyaaradaha Dronka Iran Oo Duqeeyay Warshad ugu Wayn Bariga Dhexe Ee Shidaalka sifeeysa

    Safaaradda Maraykanka ee Jabuuti Oo soo Saartay Digniin Amni.

    Xoghayaha Gollaha sare ee Amniga Iran Oo War kasoo Saaray Marin Biyoodka Hormuz

    Cumaan oo soo jedisay wadahadal cusub Iyo Iiraan ku gacansaydhay “Dan kama lihin la hadalka Maraykanka”

    HeemaalMarch 2, 20260269 views

    Trump wuxuu gobolka geliyay jahawareer sababo la xiriira mala-awaallo khiyaali ah oo qalloocan, waxaana hadda uu ka cabsi qabaa khasaarooyin dheeraad ah…

    Read more

    Magaalooyinka ku Yaal bariga dhexe, oo saaka lagu toosiyey qaraxyo

    HeemaalMarch 2, 20260288 views

    Dad ku nool dalalka Khaliijka ayaa saaka Isniin ku toosay dhawaaqa qaraxyo cusub, ka dib habeen ay weerarro ka dhaceen guud ahaan…

    Read more

    Ali Larijani ayaa ku eedeeyay Donald Trump in uu ka leexiyay halku-dhiggiisii “America First” una beddelay “Israel First”.

    HeemaalMarch 2, 20260277 views

    Sarkaalka sare ee amniga Iiraan ayaa qoraal uu ku daabacay baraha bulshada ku sheegay in Trump uu Bariga Dhexe geliyay qalalaase, isaga…

    Read more

    macallinka Chelsea F.C., ayaa si kulul uga hadlay ka dib Dhaqan xumada kooxdiisa kadib guuldaradii xalay

    HeemaalMarch 2, 20260177 views

    Liam Rosenior, macallinka Chelsea F.C., ayaa si kulul uga hadlay ka dib markii kooxdiisu 2–1 uga heshay guuldarro Arsenal F.C., isagoo muujiyay…

    Read more

    Mourinho oo si dadban u muujiyay in uu ka tagi karo S.L. Benfica, isagoo dhaliilay heerka garsoorka ee Liga Portugal.

    HeemaalMarch 2, 20260149 views

    Mourinho ayaa shir jaraa’id ku sheegay in uu dareemayo in tartanku uusan u socon si cadaalad ah, isagoo tilmaamay qaladaad garsoor oo…

    Read more

    Culays diblomaasiyadeed oo caalami ah ayaa bilaabmay, si loo joojiyo dagaalka

    HeemaalMarch 2, 20260276 views

    Dagaalka u dhexeeya Maraykanka iyo Israel ee ka dhanka ah Iran markii uu galay maalintii saddexaad ayaa weli socda. Maraykanka iyo Israel…

    Read more

    Qiimaha saliida aduunka oo maanta kor u kacay kadib markii la duqeeyey saddex markab

    HeemaalMarch 2, 20260297 views

    Qiimaha saliidda adduunka ayaa kor u kacay kadib markii ugu yaraan saddex maraakiib weerarro lagu qaaday meel u dhow Strait of Hormuz,…

    Read more

    JD Vance iyo Trmp miyay kala baydheen? “JD Vance oo ilaa hadda aan hal erey ka odhan dagaalka”

    HeemaalMarch 2, 20260182 views

    Intii uu Donald Trump kormeeriayey horumarka hawlgalka Operation Epic Fury isagoo ku sugan gurigiisa Mar-a-Lago, waxaa muuqaal laga soo qaaday xafiiska xaaladaha…

    Read more

    United Kingdom, France, iyo Germany ayaa diyaar u ah “inay tallaabo qaadaan si ay u difaacaan danahooda” ee gobolka

    HeemaalMarch 2, 20260231 views

    Saddexda dal ayaa soo saaray bayaan wadajir ah oo ku cambaareynaya Iran weerarrada “aan kala sooca lahayn oo aan iska miisaan lahayn”…

    Read more

    Donald Trump ayaa sheegay in hawlgallada ka dhanka ah Iran ay sii socon doonaan ilaa “yool kasta la gaaro”

    HeemaalMarch 2, 20260179 views

    Madaxweynaha United States, Donald Trump, ayaa muuqaal uu dhowaan soo dhigay ku yiri: “Hawlgallada dagaalka waxay socdaan si buuxda, waxayna sii socon…

    Read more

    Posts navigation

    1 … 27 … 82
    View Desktop Version

    Powered by PenciDesign

    Back To Top