Ugu yaraan lix ilaa sagaal qof ayaa lagu dilay kadib markii gantaal culus uu si toos ah uga dhacay magaalada Beit Shemesh,…
Saddex qof ayaa ku dhintay, 14 kalena way ku dhaawacmeen rasaas uu nin ku furay dad Baar ku sugnaa Austin, Texas Maeaykanka.…
Trump ayaa bartiisa baraha bulshada soo dhigay sidan “Waxaan quusinay 9 maraakiibta dagaalka Iran qaar kamid ah maraakiibtaas aad bey uweynyihiin. Qaar…
Madaxwayne Erdogan oo war kasoo saaray dilka Khamenei ayaa yiri:-“Waxaan aad uga murugooday inaan maqlo in hoggaamiyaha diimeed ee deriskeenna Iran, Ayatollah…
NATO ayaa si dhow ula socota horumarka ka socda Iiraan iyo Bariga Dhexe, iyadoo taliyaha ugu sareeya ee Yurub uu hagaajinayo ciidamadeeda…
ا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّخِذُوا الْكَافِرِينَ أَوْلِيَاءَ مِن دُونِ الْمُؤْمِنِينَ ۚ أَتُرِيدُونَ أَن تَجْعَلُوا لِلَّهِ عَلَيْكُمْ سُلْطَانًا مُّبِينا ا Isbarbardhigga u…
Madaxii hore ee CIA-da Mareykanka David Petraeus ayaa sheegay in howgalka Iran dhinaca sirdoonka uu ahaa “guul sirdoon oo aan caadi aheyn”…
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa qoraal uu ku daabacay Truth Social ku sheegay in Mareykanku uu “burburiyay oo hoos u dhigay” sagaal…
Wararka ka imanaya gudaha Jamhuuriyadda Islaamiga ee Iiraan ayaa sheegaya in si rasmi ah loo xaqiijiyay geerida Mahmoud Ahmadinejad, oo horey u…