Heemaal News Network
  • Home
  • Somali
  • English News
  • Caafimaadka
  • Ra’yi
  • Cayaaraha
  • Heemaal News Network

    Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Qatar Oo si Adag Mar kale Uga Hadlay Weerarrada Iran

    Nin la Dhashay Ra’isal-wasaare Natenyahu oo lagu Baqtiyay Duqaymaha Iran

    Shacabka Iran Oo Iskugu soo-baxay Taageerada Hoggaamiyaha Ruuxiga Cusub ee Iran

    Sadiq Khan: Keir Starmer wuu ku saxsan yahay in uu iska difaaco Trump

    HeemaalMarch 8, 20260212 views

    Sadiq Khan, duqa magaalada London, ayaa sheegay in ay sax tahay in Ra’iisul Wasaaraha United Kingdom uu iska caabiyo cadaadiska ka imaanaya…

    Read more

    Jarmalka oo ka guuray bariga dhexe, kana daad guraynaya ciidankiisa

    HeemaalMarch 8, 202603.3K views

    Ciidamada Germany ee Bundeswehr ayaa qorsheynaya in ay ka soo qaadaan ciidamo dheeraad ah Bariga Dhexe sababo la xiriira dagaalka ka socda…

    Read more

    Sawiro iyo warbixino dayax-gacmeed oo ka soo kordhay weerarkii dugsiga Iiraan

    HeemaalMarch 8, 202602K views

    Warbixino ay soo saareen warbaahin caalami ah oo kala duwan ayaa sheegay in weerarkii dhimashada badan sababay ee lagu qaaday dugsi gabdho…

    Read more

    Real Madrid oo kormeerayaal soo qisha Manchester City England

    HeemaalMarch 8, 20260166 views

    Kooxda Real Madrid ayaa dirtay kormeerayaal (scouts) England si ay u daawadaan kulan ay ciyaareen Manchester City iyo Newcastle United, balse safarkaas…

    Read more

    Trump oo sheegay in uu ciidamo soo qaaday Yuraaniyamta u dirayo Iiraan

    HeemaalMarch 8, 20260214 views

    Warbixin cusub ayaa sheegaysa in United States iyo Israel ay ka wada hadleen suurtagalnimada in ciidamo gaar ah (special forces) loo diro…

    Read more

    IRGC oo sheegtay ilaa muddadada ay ku dagaalami karto

    HeemaalMarch 8, 2026032 views

    IRGC (ciidanka Islamic Revolutionary Guard Corps) ee Iran ayaa sheegay in dalka uu awood u leeyahay inuu la galo dagaal culus oo…

    Read more

    Madaxweynaha Colombia Oo Ugu Baaqay Trump inuu ka Fogaado R/Wasaraha Israa’iil Netanyahu.

    HeemaalnMarch 7, 20260133 views

    Madaxweynaha dalka Colombia Gustavo Petro ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump inuu ka fogaado Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu. Petro oo…

    Read more

    Dawlada Jabuuti Oo Taageero u Muujisey Imaaraadka Carabta, ka dib Wada-hadal dhexmaray

    HeemaalnMarch 7, 2026094 views

    Dawlada Jabuuti ayaa taageero u muujisey Imaaraadka Carabta, ka dib wada-hadal dhexmaray Madaxweyne Geelle & dhiggiisa Saayid, sida uu ku warramay RTDtv,…

    Read more

    Iiraan Oo Caawa Gubtay Dhismaha Marina Tower ee Dubai oo ka kooban 90 Dabaq oo Gubanaya

    HeemaalnMarch 7, 20260165 views

    Sida ay ku warramayso Al Arabiya , gantaallada iyo diyaaradaha aan duuliyaha oo ay caawa Iiraan ku weerartay Dubai ayaa ku dhacay…

    Read more

    Imaaraadka Carabta Oo Sheegay inay Nidaamyada Difaaca Dubai iyo Magaalooyinka kale la tacaalayaan weerarrada Iran

    HeemaalnMarch 7, 20260210 views

    Wasaaradda difaaca Imaaraadka Carabta ayaa hadda ku dhawaaqday inay nidaamyada difaaca Dubai iyo magaalooyinka kale la tacaalayaan weerarro gantaallo iyo diyaaradaha aan…

    Read more

    Posts navigation

    1 … 6 … 79
    View Desktop Version

    Powered by PenciDesign

    Back To Top