Heemaal News Network
  • Home
  • Somali
  • English News
  • Caafimaadka
  • Ra’yi
  • Cayaaraha
  • Heemaal News Network

    Marcus Rashford: Barcelona oo diyaar u ah inay £26m ka bixiso si ay Man United uga iibsato

    Maraykanka oo hubkiisii militari ee waqooyiga Kuuriya u raraya Bariga Dhexe

    Ilaalada Kacaanka Iran oo u jawaabtay Trump: “Annaga ayaa go’aaminayna goorta dagaalku dhammaanayo”

    Sucuudiga Oo Sheegay in Arbacadu ay Noqon doonto Maalinta koobaad Ee Bisha Ramadan.

    HeemaalnFebruary 16, 20260228 views

    Ururka Xidigiska Afaq ee fadhigiisu tahay Sucuudiga ayaa sheegay in Arbacadu ay noqon doonto maalinta koobaad ee bisha barakeysan ee Ramadan. Ururka…

    Read more

    Midawga Yurub Oo Cadeeyay Inay-san ku Biiri doonin Gudiga Nabada Qasa kaliya ay

    HeemaalnFebruary 16, 20260122 views

    Afhayeen u hadlay Midowga Yurub ayaa cadeeyay in Brussels aysan ku biiri doonin guddiga nabada Qasa oo uu aasaasay madaxwaynaha Maraykanka Trump…

    Read more

    Wasiirka Gaashaandhigga Fiqi Oo Shiinaha kala Hadlay Taageerada Difaaca Dalka iyo Qodob kale

    HeemaalnFebruary 16, 20260155 views

    Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire…

    Read more

    Sarkaal hore Uga Tirsanaa CIA Oo ka Hadlay Halista Joogitaanka Sirdoonka Israa’iil Ee Maraykanka

    HeemaalnFebruary 16, 20260294 views

    Sarkaal hore oo ka tirsanaa hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA, John Kiriakou ayaa soo bandhigay joogitaanka sirdoonka Israa’iil ee Mossad ee gudaha…

    Read more

    Australia oo Mamnuucaysa Qaxootiga 37 Dal oo Somaliya ku jirto.

    HeemaalnFebruary 16, 20260149 views

    Qorshe sir ah oo aan weli si rasmi ah loo shaacin oo ay diyaarisay Xisbiga Liberal-ka Australia ayaa soo jeedinaya mamnuucid ballaaran…

    Read more

    Gantaalo Laga soo Tuuray Iran Oo Bur-buriyay Markab Iyo Xiisada Marinta 𝗛𝗼𝗿𝗺𝘂𝘇 Oo Cirka

    HeemaalnFebruary 16, 20260260 views

    Wararka ayaa sheegaya in gantaal laga soo tuuray Iiraan uu burburiyay markab, xilli Ciidanka Badda ee Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah (IRGC) ay…

    Read more

    Israel oo Trump ka Dalbatay in si Deg deg ah Meesha Looga saaro Nukliyeerka Iran.

    HeemaalnFebruary 16, 20260146 views

    Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa faahfaahiyay shuruudaha uu u arko inay lagama maarmaan u yihiin heshiis kasta oo mustaqbalka dhex mara…

    Read more

    M/Ciro Oo Sheegay in Somaliland Diyaar u Tahay Iskaashi amni iyo Dhaqaale Oo lala yeesho Maraykanka

    HeemaalnFebruary 16, 20260145 views

    Madaxwayne Ciro Oo Sheegay in Somaliland Diyaar u Tahay Iskaashi amni iyo Dhaqaale Oo lala yeesho Maraykanka Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi…

    Read more

    Masar iyo Kenya Oo isku Raacnay Taageerada, Midnimada Soomaaliya,

    HeemaalnFebruary 16, 20260124 views

    Wasiiradda arrimaha dibada ee Masar iyo Kenya oo isku raacnay taageerada, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, iyo xoojinta dadaallada lagu sugayo…

    Read more

    “Aadan Madoobe 70 Xildhiban ayuu Ganaaxay, Xildhibaanada Caytamaya-na Aniga wax Dhihi maayo” Xil. Max

    HeemaalnFebruary 16, 20260132 views
    Read more

    Posts navigation

    1 … 63 … 80
    View Desktop Version

    Powered by PenciDesign

    Back To Top