Heemaal News Network
  • Home
  • Somali
  • English News
  • Caafimaadka
  • Ra’yi
  • Cayaaraha
  • Heemaal News Network

    M/Putin Oo Sheegay inuu Diyaar u yahay In Shidaal Uu ka Iibiyo dalalka Yurub iyo Maraykanka

    Itoobiya Iyo Israel Oo Sare U Qaadaya Xiriirkooda Xili Dagaalka Iran Meel Adag Marayo.

    Sarkaal ka Tirsanaa Sirdoonka Ciidmada Badda ee Mareykanka Oo Xog Xaasaasi ah Bixiyay.

    Xuutiyiinta Yemen oo soo Saaray oo Hanjabaad Walaac cusub Abuurtay

    HeemaalnMarch 7, 20260218 views

    Kooxda Xuutiyiinta Yemen ee loo yaqaan Ansar Allah ayaa ku hanjabtay inay ballaarin doonaan weerarradooda badda, iyagoo sheegay in hawlgalladooda militari ay…

    Read more

    Iran Oo Maraykanka ku Eedeesay Inuu Duqeeyay Warshada Sifaynta Biyaha Oo Saameesay 330 Tuulo.

    HeemaalnMarch 7, 20260211 views

    Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan, Cabbaas Aragchi ayaa sida ay CNN baahisay wuxuu sheegay Mareykanka inuu maanta duqeeyay xarun sifeysa biyaha badda oo…

    Read more

    Madaxweynaha Imaaraadka Carabta Oo si Dadban ugu Hanjabay Iiraan

    HeemaalnMarch 7, 2026066 views

    Madaxweynaha Imaaraadka Carabta, Maxamed bin Zayed Al Nahyan ayaa si dadban ugu hanjabay Iiraan, isagoo sheegay in dalkiisu uusan ahayn mid si…

    Read more

    Xasan Sheekh Oo Magaalada Arusha kaga Qayb-galay Shirka Madaxda Ururka Bulshada Bariga Afrika

    HeemaalnMarch 7, 20260208 views

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga qayb galay, magaalada Arusha ee dalka Tanzania, Meertada 25-aad ee Shir Madaxeedka…

    Read more

    Maraykanka oo nin Soomaali ah ku xukumay ku dhawaad 5 sano oo xabsi ah

    HeemaalnMarch 7, 2026098 views

    Cabdulkarim Faarax oo asalkiisu yahay Soomaali ku nool magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa lagu xukumay 57 bilood oo xabsi ah, kadib…

    Read more

    Roobab xooggan iyo daad ayaa ku dilay Nairobi ugu yaraan 23 qof

    HeemaalnMarch 7, 20260162 views

    Ugu yaraan 23 qof ayaa ku dhimatay Nairobi kaddib roobab xoogan oo xalay ka da’ay magaalada. Boolisku waxay sheegeen in 30 qof…

    Read more

    Madaxweynaha Somaliya oo Gaaray Arusha si uu uga Qayb galo shirka EAC

    HeemaalnMarch 7, 2026097 views

    Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Arusha ee dalka Tanzania, halkaas oo uu kaga qayb galayo Meertada 25-aad…

    Read more

    Sirdoonka Mareykanka: “Wey adag tahay in la dumiyo Nidaamka Iran”

    HeemaalnMarch 7, 2026098 views

    Wargeyska caanka ah ee The Washington Post ayaa daabacay warbixin ku saleysan qiimeyn ay sameeyeen hay’adaha sirdoonka ee Mareykanka, taas oo lagu…

    Read more

    Iran Oo bartilmaameedsatay Saldhigga Ciidamada Maraykanka ee dalka Bahrain.

    HeemaalnMarch 7, 20260211 views

    Warbaahinta Reuters, oo soo xiganaysa warbaahinta Iran, ayaa sheegtay in ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran (IRGC) ay bartilmaameedsadeen ciidamada Maraykanka ee ku sugan…

    Read more

    Maraykanka Oo Shaaciyay in 28,000 oo Muwaadiniin ah Laga Daad-gureeyay Bariga dhexe

    HeemaalnMarch 7, 2026057 views

    Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa sheegtay in ku dhawaad 28,000 oo muwaadiniin Maraykan ah si nabad ah uga soo laabteen dalalka…

    Read more

    Posts navigation

    1 … 8 … 80
    View Desktop Version

    Powered by PenciDesign

    Back To Top