“Abdulkarim Sayad Sadiq: Gabuursigu (Gadabuursi) wuxuu door muhiim ah ka ciyaaray diyaarinta gogoshii gobonimo-doonka Jabuuti.”
Cabdikariin Sayid Saadiq Beesha Gadabuursi (Gabuursi) waxay door muhiim ah ka qaadatay gogol-dhigga iyo halgankii horseeday madaxbannaanida Jabuuti oo ka xoroowday gumaystihii…