Aasaasaha shirkadda Microsoft, Bill Gates, ayaa raalli-gelin ka bixiyay xiriirkii uu la lahaa Jeffrey Epstein, isagoo ku tilmaamay “qalad weyn.”
Milyaneerka ayaa u sheegay shaqaalaha hay’addiisa samafalka ah in go’aamadiisii khaldan ay abuureen aragti xun oo ku saabsan hay’adda, sida uu qoray…