Poland oo ku eedeysay Hungary inay hor istaagtay cunaqabataynta Ruushka iyo maalgelinta milatari ee Ukraine
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Poland, Radoslaw Sikorski, ayaa Isniintii weerar kulul ku qaaday Ra’iisul Wasaaraha Hungary, Viktor Orban, isaga oo ku eedeeyay…