Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa sheegey in ay dowladdiisu ay si dhow ula shaqaynayso Boqortooyada Sucuudi Careebiya, si loo ilaaliyo buu yidhi;…
Laba Markab oo ay Leeyihiin Ciidanka Badaha Mareykanka ayaa isku dhacey Badda Caribbean-ka, oo ah meel ka baxsan xeebaha waqooyiga ee qaaradda…
Wakiilka Dimuqraadiga ee Congress-ka Mareykanka, xildhibaan Ilhan Omar, ayaa ku eedeysay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump inuu yahay hoggaamiye kufsada carruurta. Xildhibaanadda asal…
Maraykanka iyo Iiraan ayaa muujinaya dabacsanaan ku saabsan heshiis nukliyeer ah, iyadoo Washington ay u muuqato inay oggolaan karto in Iiraan sii…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa ku eedeeyay Dowlado ku yaala gobolka, oo uu uusan magacaabin, in ay taageersan yihiin…
Turkiga ayaa ku biiraya sahminta shidaalka iyo gaaska Venezuela, isagoo ka faa’iideysanaya heshiiska ay dhawaan galeen shirkadda tamarta Turkiga iyo shirkadda Chevrons…
Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka Soomaaliyeed la socodsiinaysaa in, kaddib baaritaanno iyo tallaabooyin anshaxeed oo waafaqsan xeerarka iyo nidaamka…
Pep Guardiola ayaa ballan qaaday in kooxdiisa Manchester City ay “ku neefsan doonto qoorta Arsenal” iyaga oo doonaya inay daba galaan hoggaamiyeyaasha…
Raiisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa magaalada Addis Ababa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Amiir Faysal Bin Farhan…