Haddala is khilaafsan ee Trump iyo Rubio oo jaahwareer siyaasadeed ka abuuray Maraykanka
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, Marco Rubio, ayaa sheegay in Maraykanku weeraray Iiraan sababtoo ah waxay ogayeen in Israa’iil qorsheynaysay inay weerarto…