Dawlada Qatar Oo ku Dhawaaqday Go’aan ka Nixiyey dalalka Reer Galbeedka
Dowladda Qatar ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay hakisay soo saarista gaaska dabiiciga ah ee dareeraha ah (LNG), kaddib weerarro la…
Dowladda Qatar ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay hakisay soo saarista gaaska dabiiciga ah ee dareeraha ah (LNG), kaddib weerarro la…
Dawlada Spain ayaa dalkeeda ka cayrisay diyaaradaha shidaalka Mareykanka ka dib markii Madrid diiday taageerida weerarka Iran. Spain ayaa sheegtay in saldhigyada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Boqor Cabdalla binu Al-Xuseen, Boqorka Urdun iyo Sheekh Tamiim…
Hay’adda nukliyeerka adduunka (IAEA) ayaa ku dhawaaqday inaan meesha laga saari karin weerarrada ka dhacaya gudaha Iiraan inay dhaliyaan shucaac nukliyeerka ah…
Ciidamada Israa’iil ayaa subaxnimadii Isniinta duqeymo cirka ah oo culus ka fuliyey xaafadaha koonfureed ee magaalada Beyruut, kuwaas oo ay maamusho ururka…
Shirkadda shidaalka qaranka ee Saudi Aramco oo laga leeyahay Sacuudi Carabiya, ayaa si ku meel gaadh ah u hakisay hawlihii sifaynta saliidda…
Ruushka ayaa sheegey in ay si dhow ula socdaan lana xidhiidhaan Dowladda Iiraan, sida uu tilmaamay af-hayeenka Kremlin-ka. Mareykanka, Israa|l, UK, Faransiiska…
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa sheegay in ay Dowladda Federaalka ka dalbanayaan magdhow ku aaddan halistii la geliyay xildhibaannadii shalay hawada laga…
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Cabbaas Araghchi, ayaa u sheegay ABC News in inkastoo Iiraan ay “waayday qaar ka mid ah taliyayaal……