Muqdisho: Deni oo hoygiisa ku booqday Farmaajo (Sawirro)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,…
IsraIl ayaa aqbashay nin lagu magacaabo Dr Maxamed Xaaji inuu noqdo safiirka Somaliland ufadhiyo Tel Aviv. Tani ayaa kusoo aadeysa kahor booqashada…
Dowladda Senegal ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday qorshe cusub oo waxbarasho oo dhigaya in Qur’aanka Kariimka laga dhigo maaddo oo aasaasi…
Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa booqasho rasmi ah ku tegay Itoobiya, safar laba maalmood qaadanaya, kaasoo diiradda lagu saarayo xoojinta xidhiidhka taariikhiga…
Dowladda Ingiriiska ayaa mar kale ku celisay inaysan taageeri doonin aqoonsiga ay Israa’iil sheegtay inay siisay maamulka Gobollada Waqooyi Galbeed Soomaaliya 26-kii…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa si adag u cambaaraysay jadwal doorasho oo uu soo saaray guddiga doorashooyinka iyo soohdimaha Soomaaliya, kaas oo…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay qabsoomidda Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka,…